Vehicles

Harrier

Toyota 2015
$15,000.00
KSh1,935,000.00  ·  Br1,845,000.00

Faahfaahinta Gaariga

Macluumaadka gaadhiga iyo astaamaha muhiimka ah

Muddada la isticmaalayay Lama sheegin
Masaafada uu socday (KM) Lama sheegin
Midabka gaariga Lama sheegin
Nooca Gear-ka Lama sheegin
Nooca wadista Lama sheegin
Tirada Bustanka Lama sheegin
Nooca Shidaalka Lama sheegin
Shirkada soo saartay Lama sheegin
Sanadka la soo saaray 2015
Model Toyota
Goobta Gaarigu yaalo Berbera

Gaarigaan Waa harrier Mobdel 2015 magaca ahaan waa gaari celis ah Laakiin Maahan dhab ahaantii gaari muddo dheer socday, gaarigaan wuxuu guud ahaan socday 6,000KM taas oo ah Masaafo aad u gaaban, 4,200 Km oo 6,000km kamid ah waa Kilometer kii lagu soo dajiyay, Halka 1200km oo kaliya Joogay Deegaan ka, Gaarigaan waxaa iska leh 95% gaarigaan waxaa lagu watay inta u dhaxeysa xaafada iyo Xafiiska, Fadlan hadii aad daneyneyso nala soo xiriir waxaan si toos ah kuugu xiri doonaa milkiilaha mahadsanid

  • Gelitaan buuxa iyo lahaanshaha akoonka
  • Login details si gaar ah ayaa loo wadaagaa
  • Wareejin ammaan ah oo tallaabo-tallaabo loo hagayo
  • Taageero 24 saacadood ah kadib wareejinta
Contact Seller on WhatsApp
Or leave your details