Macluumaadka gaadhiga iyo astaamaha muhiimka ah
Waaa Shaamboow Naqasle ah Furwayne ah Isteerin midig ah Goobta uuyaalo *hargeelle* Qiimaha aan ku doonayo 13,000$ Gaadhi bilaa ceeb ah.